ARIMAHA BULSHADA

Layaabka Dunida :Hilibka Eeyda iyo Bisadaha oo si joogto looga cuno Wadanka…………..sawiro

Dabaal-deg sannadeedka Hilibka Eeyda “The annual dog meat festival” ayaa lagu soo bandhigay Gobalka Guagxi Zhuang ee Koonfurta Shiinaha, iyadoo 10,000 oo eeg iyo bisado

Continue Reading »

Qeybta ARIMAHA BULSHADA

Layaabka Dunida Wiil Yar Oo 18 Bilood Jira Oo Sac…………..Sawirro..

Wiil yar oo 18 bilood jira oo u dhashay wadanka Cambodja ayaa muddo hadda bil ah wuxuu maalin walba caanaha ka nuugaa sac. Wiilkan oo

Continue Reading »

ARIMAHA BULSHADA Archives

Waddan Ka Mid Ah Kuwa Reer Galbeedka Oo Arin Aan La Fileyn U Badelay Waxbarashada Luuqada…
- Mar 6, 2018
Waxaa dood badani ka socotaa dalka Belgium, kadib markii wasiirka maaliyadda dalkaasi uu ku baaqay in iskuulaadka dowladda lagu dhigo luqadda Carabiga. Andre Flahaut ayaa eedaymo farabadan kala kulmay siyaasiyiinta ay isku ...
XOG: Labo Arrin Oo Kalifeysa In Ay Ku Kala Tagaan Farmaajo Iyo Kheyre (Akhriso)
- Mar 3, 2018
Warar hoose oo soo baxaya ayaa waxay sheegayaan iney hadda muuqanayeso Labo arrin oo keeni doonta ugu dambeyn iney kala tagaan madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre. Waxaa soo dhammaaday digniinihii ...
Dowladda Ruushka” Waa in la xoojiyaa Ciidanka Soomaaliya”
- Mar 3, 2018
Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in loo baahan yahay in la xoojiyo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay ula wareegaan Ammaanka Soomaaliya, islamarkaana ay kaga hortaggaan Weerarada joogtada ah ee dagaalyahanada Al-Shabaab. Sergey ...
Dagaal ka dhacay Muqdisho iyo Sarkaal Sare oo ku dhintay
- Mar 3, 2018
Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku dhintay Iska horimaad maanta ka dhacay degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir. Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka dagaalka ayaa yimid ka ...
Dalalka Ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya oo ka shiraya dagaalka Al Shabaab
- Feb 27, 2018
Shir ay yeelanayaan wadamada Ciidamada ka jooga Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu ka dhoco magaalada Kampala ee xarunta Dalka Yugandha,kaasi oo ay martigelinayso Dowladda Dalkaasi. Hogaamiyaasha Dalalka ciidamadoodu ay ka ...
Dhageyso:-Maamulka gobolka Banaadir Oo beenyay arrin la xariirta amniga, kadib markii…
- Feb 27, 2018
Xilli muddooyinkii dambe ay jireen warar sheegaya in ammaanka magaalada Muqdisho lagu wareejiyay Ciidamada Booliska ee DFS ayaa waxaa arrintaasi beeniyay maamulka gobolka Banaadir. Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo Siyaasadda ...
Mid ka mid ah Ergadii soo dooratay Xildhibaanada BFS oo la Toogtay, xilli…
- Feb 27, 2018
Dabley hubeysan ayaa Xalay duleedka Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Sarakuusta ku dilay mid ka mid ahaa dadka deegaanka. Marxuumka la dilay ayaa la sheegay in goob Ganacsi uu ku lahaa deegaankaasi, ...
Saldhig Al Shabaab Oo la duqeeyay, kadib markii…
- Feb 27, 2018
Wararkala laga helayo gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in duqeyn xoogan ay ka dhacday degmada Jilib ee gobolkaasi. Duqeynta ayaa la sheegay in lala bartilmaameedsaday saldhig weyn oo Dhaq Dhaqaaqa Al ...

Next Page »