Tuesday, January 23rd, 2018

War Cusub: Ranveer Singh Iyo Deepika Padukone Oo Guri Ka Gateen Ama Ka iibsaden

Ranveer Singh iyo Deepika Padukone waa kuwa kamid ah lamaanayasha Bollywoodka kuwooda ugu caansan lana filaayo mustaqbalka dhow inee xiriir yeeshtaan.

Hadaba warar hoose ayaa waxay sheegeyn in lamaanahani ay iibsaden ama gateen guri kaaso ay ugu talo galeen marka ay isguursadan inee dagaan.

Gurigaan ayaa la sheegay inuu yahay guri raaxo ah ama guri aad u qurux badan balse wax sawir ah hader kama heeno waxayna ka gateen Gobolka Goa ee dalka India.

Xidigahan filmkooda xiga waa Padmavat kaaso la daawan doono 25 bishaan Jan wana film muran iyo halis weyn kujiro waxaana Ranveer iyo Deepika kula weheliyo filmkaan Shahid Kapoor.

caalamkanews.com

Mogadishu- Somalia

caaqilinho@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

QORMOOYIN XIISA LEH
Wararkii Hore..