Tuesday, January 23rd, 2018

DAAWO LAYAABKA DUNIDA: Lamaanaha Dad Qalatada Ah Ee Dhiiga Iska Jaqo

Weli ma maqashay lamaane isku doortay inay dhiiga iska jaqaan mid walbana uu macaansado dhiigiisa. Waa arin layaab leh in lamaanahaan loogu magac daray Jaceylka qaniinyahada ama dad qalatada.

Lea and Tim ayaa labo sano ka hor isku bartay xaflad gaalada sameysato oo loogu yeero vampire “dad qalato” oo ay isugu yimaadaan dadka fikradaan aamisan ee dhiig iska jaqida lehna miciyaha dhaadheer ee bahalada oo kale.

Lamaanahaan oo isu dhalay hal wiil oo ayaa rajeynaayo in si rasmi ah guurkooda ku beega dabaaldega xaflada loogu magac daray vampire “dad qalato” ee sanad walbo dadka noocaan ah ugu dabaal dega dalka Mareykanka.

 

caalamkanews.com

Mogadishu- Somalia

caaqilinho@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

QORMOOYIN XIISA LEH
Wararkii Hore..