Tuesday, January 23rd, 2018

Atooraha Sonu Sood Oo Arjun Rampal Kula Midoowi Doono Mashruuc Cusub Oo Madadaalo Ah!!

Sonu Sood iyo Arjun Rampal ayaa ku midoowi doonan film cusub kaaso magac ahaan loo bixiyay Sarvggun Sampanna waana film madadaalo ah ama qosol badan.

Filmkaan waxaa Director ka ah Karan Kashyap kaasi oo horey director caawiye oga soo noqday aflaamta kala ah “Bunty Aur Babli”, “Chak De! India” and “Raavan”

Hadaba filmkaan ayaa la filaaya in goordhow duubis lagu bilaawo waxaana la rajeynayaa sidii lagu daawan lahaa dhamaadka sanadkaan hadii kalena bilawga sanadka dambe.

Sonu Sood iyo Arjun Rampal wey soo laabten markaan waxay rabaan inee ku midowaan mashruuc madadaalo ah aan aragno daawadayasha sida ay oga qosol siiyaan.

caalamkanews.com

Mogadishu- Somalia

caaqilinho@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

QORMOOYIN XIISA LEH
Wararkii Hore..